July 3 2016-Kooxo Hubeysan ayaa waxa ay weerar culus maanta ku qaadeen Saldig Ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Shalaanbood ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Hadaba Gudoomiyaha Dagmada Shalaanbood ee Gobolka Shabeelaha Hoose Nuur Cismaan raage ayaa Radio daljir ugawaramay sida uu weerarkaasi uu saaka kudhacay isgoona sheegay in ay iska caabiyeen kooxdii weerarkaasi sooqaaday
Wariye Xasan Heykal oo kusugan Daljir Bosaaso ayuu uwaramay
COMMENTS