DHEGEYSO-Maamulka gobolka Bari oo mamnoocay ka ganacsiga dhuxusha.

Boosaaso, Nov 27 2016-Maamulka gobolka Bari ayaa amar ku bixiyey in la joojiyo guud ahaan gaadiidkii dhuxusha keeni jirey magaalada Boosaaso iyo iibka iyo ka ganacsigeeda.

Axmed Cali Cabdulllaahi, gudoomiye ku-xigeenka gobolka Bari oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono gaadiidka iyo dadka ka ganacsada dhuxusha ee aan amarka u hogaansamin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com