Garoowe, Jan 24 2017-Maamulka gobolka Nugaal ayaa ku howlan qorshe ay kaga hortegayaan sicir bararka iyo korukacay kuyimid sarifka lacagaha qalaad gaar ahaan lacagta dollarka, oo bilihii ugu dambeeyey aad u kacay.
Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Nugaal Qaasim Maxamed Cabdi ayaa waraysi uu Daljir siiyey ku sheegay inay samaynayaan goobo lagu ilaaliyo qiimaha sarifka laguna jaangooyo.
COMMENTS