DHEGEYSO-Maamulka Jubbaland oo digniin kasoo saaray beerista Tubaakada.

Kismaayo, Sep 18 2016–Beeraleeyda deegaamada Jubbaland ayaa ku guulaystey sanadkaani beerista geedka Tubaakada looyaqaan, oo kamid ah ahaa dalagyadii beeraha ee dalka Soomaaliya ka nabaad guurey.

Wasiirka wasaaradda amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa beeraleeyda u sheegay in wixii horay loo beeray kaliya la intifaacsan doono laakiin aysan ogolaan doonin in geed dambe oo Tubaako ah lagu beero Jubbaland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com