DHEGEYSO-Madaxweynaha Puntland oo kasoo degey garoonka Boosaaso.

Garoowe, Oct 24 2016–Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo oo kasoo kicitimay dalka Imaaraadka Carabta ayaa kasoo degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso.

Madaxweynaha ayaa waxaa soodhoweyntiisa ka qaybgalay qaar kamid ah shacabka kunool magaalada Boosaaso, maamulka gobolka iyo kan degmada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com