Muqdisho, Feb 27 2017-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqday xarunta ciidanka Asluubta ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo quseeya daryeelka ciidanka asluubta iyo maxaabiista ay hayaan.
COMMENTS