DHEGEYSO-Madaxweyne Ku-xigeenka oo booqday goobihii laqarxiyey.

Galakcyo, Aug 22 2016–Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdxakiin Cabdlaahi Xaaji Cumer Camey oo Gaalkacyo gaaray goor sii horaysay ayaa booqday Dhawacyadii shalay ka dhashay Labadii qarax ee is-xig-xigay ee Ururka Shar-wadayaasha ay ku qaaden Xarunta D/hoose ee Degmada Gaalkacyo.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ENG Camey oo kadib booqashadiisa warbaahinta la hadlaya ayaa sheegy in Dalka dibadiisa lo qaadi-doona dhaawacayda Halista ah ee ku waxyeeloobay qaraxyadii shalay gil-gilay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com