Galkacyo, Sep 18 2016–Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta kormeer shaqo kutegey suuqa weyn ee Xera-dayax iyo cisbitalka guud ee Galkacyo oo dhisme kasocdo.
Kormeerkaani oo ay madaxweyne ku-xigeenka kuweheliyeen maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Galkacyo ayaa waxa ay ugu kuur galeen qaabka uu u socdo dhismaha xarumahaasi oo ay burburiyeen qaraxyadii Galkacyo.
COMMENTS