DHEGEYSO-Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu dhaliilay lakulanka Tobias Ellwood.

Caabudwaaq, Aug 08 2016–Dhawaan Waxaa Somalia soo gaaray Wasiiru dowlaha Africa uqaabilsan Dowladda UK Tobias Ellwood Waxaana uu Gudaha Safaarada Ingiriiska ee Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Raisalwasaare Sharmaake.   

Socdaal uu Nairobi ku tagay isla wasiirkani Arimaha Africa ee Uk ayuu kula kulmay Xafiisyadooda dalkaasi Wasiirada Arimaha Dibadda iyo Kan Ganacsiga ee Kenya.  Qaabka kulamada Masuulkaan uu ula qaatay Xubnaha ugu sareeya ee Dowladda Somalia ayaa dadka qaar waxay u arkaan in ay yihiin Bahdilaad lagula kacay Madaxda Dalka.   

Cabdi Maxamed Warsame oo loo yaqaan (Deeq Faandhe) Waa Aqoonyahan Siyaasi ah oo ku Nool Dalka Britain Waraysi uu Radio Daljir siiyay ayuu ku sheegay in arintaasi ay tahay wax aad looga xumaado isla markaana ay jirto Dacwad ka dhan arintaasi oo uu ugudbiyay Xafiisyada Sare ee Dowladda Britain.   

Hadaba Cumar Laki Man oo ku sugan Studiyaha Daljir ee Caabudwaaq ayuu Siyaasi Deeq Faandhe uga waramay Arimahaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com