DHEGEYSO-Maxaa u qabsoomay madaxweynaha xilliiisii dastuuriga ahaa dhammaaday ee Somalia.

Muqdisho, Sep 11 2016–Maalinkii shalay ee 10 Sep 2016, waxaa ku ekaa waqtigii dastuuriga ahaa ee madaxweynaha Soomaaliya, waxaana jira waxyaabo ahaa dastuuri iyo balanqaadyo laga sugayey qabashadooda.

Hadaba maxaa u qabsoomay madaxweynaha Soomaaliya mudadii uu xilka hayey arrimahaasi waxaa Radio Daljir uga waramay gudoomiyaha ururada bulshada rayid ka ah ee Muqdisho Cabdullaahi Maxamed Shire.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com