Jowhar, Oct 23 2016–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in maamulka Hirshabeelle uusan aheyn maamul goboleedkii ugu dambeeyay ee laga dhisaayo Soomaaliya, ayna maamul u dhisayaan gobolada waqooyi.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho ay yeelan doonaan maamul gooni ah oo lagu qeexaayo maqaamka ay leedahay Caasimada Soomaaliya.
COMMENTS