DHEGEYSO-Mid kamid ah muqurmaalka Muqdisho oo isu sharaxay madaxweynaha Somalia.

Muqdisho, Oct 11 2016–Shuceyb daa’uud Maxamuud oo kamid ah xogsatada  ka shaqeesta magaalada caasimada ee Muqdisho ayaa sheegay inuu  sharaxan yahay xilka madaxtinimada Soomaaliya. 

Shucayb oo mararka qaar ku jaahwareersan helitaanka biilka reerkiisa ayaa hadana waxa uu sheegay inuu leeyahay astaamo uu kaga duwan yahay musharixiinta kale, Warbixintan Waxaa Iska Leh Anigoo Ismaaciil Axmed Maxamed [Turki].

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com