Garoowe, Sep 10 2016–Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga ee dowladda Puntland ayaa kahadashay muran ku aadan maamulka degmada Godobjiraan iyo xildhibaano mooshin ka keenay.
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Puntland Cabdullaahi Xaashi (Qoob-deero), ayaa Daljir arrimahaasi uga waramay.
COMMENTS