DHEGEYSO-Musharax Cali Xaji oo kahadlay colaada magaalada Galkacyo.

Garoowe, Oct 08 2016–Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland ahna, musharax xilka madaxtinimada Soomaaliya Dr Cali Xaaji Warsame oo waraysi siiyey Daljir ayaa ku baaqay in shuruud la’aan lagu joojiyo colaada Galkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com