Boosaaso, Nov 05 2016–Maxamed Jaamac Togox waa ganacsade kasoo jeeda gobolada Bari iyo Gardafu waxaa si iskiis ah ugu sitaagay dhismaha waddada Dhabaaqa oo ah waddo halbowle u ah isku socodka gobolada Bari iyo Gardafu, oo ah 55km oo buur iyo buundooyin isugu jirta kuwaasi oo talyaaniga uu horay u sameeyey balse ay burburtay.
Hadaba dhismaha wadadaasi oo heerer kale duwan soo martay ayaa waxaan ka waraystay muwaadinkaasi , Maxamuud Cabdi Ibraahim ayuuna u waramay
COMMENTS