DHEGEYSO-Natiijada imtixaankii dugsiyada dhexe ee Puntland oo lashaaciyey.

Garoowe, Aug 09 2016–Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa ku dhawaaqday natiijada imtixaanka dugsiyada dhexe kuwaasoo la qaaday bishii May 21-keedii. 

Wasiirka waxbarshada Puntlnad Abshir aw tuusuf Ciise  oo goordhaweyd warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe ayaa faah faahin ka bixiyay natiijooyinka laga helay imtixaanka iyo sida u kala badnaayeen Ardayda u fariisatay ee kasocotay gobollada kala duwan ee Puntland. 

Wasaaradda ayaa go’aamo kasoo baxay ku mamnuucday natiijooyinka Dugsiyo iyo Arday galay imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada dhexe Puntland kuwaasoo loo cuskaday khaladaad dhinacooda ka yimi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com