Qaar kamid ah beelaha kumideysan maamulka jubbalanad ayaa ka biya diidsan inay kursiga aqalka parlamaanka somaliya ay u matalayaan dumar kadib markii maamulku uu ugu baaqay ergada soo xuleysa xildhibaanada inayay dumar keenaan.Arintaasoo keentay in isqabqabsi uu beelaha ka dhex bilowdo.
COMMENTS