Boosaaso, Nov 20 2016–Jimciyadda TADAAMUN ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ka bilowday olole ballaaran oo ay magaaladaasi kaga ururinayso gurmad lagaarsiinayo dadka abaaruhu saameeyeen.
Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Bari Axmed Cali Cabdilaahi Ciri, oo daahfuray barnaamijka ayaa ugu baaqay shacabka kunool magaalada Boosaaso inay ka qayb qaataan gurmadkaasi.
COMMENTS