DHEGEYSO-Puntland oo waxbarasho dibadda ah u dirtay 14 arday.

Garoowe, Oct 01 2016–Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe munaasabad sagootin ah ugu samaysay 14 arday oo deeq waxbarasho kahelay dalka Suudaan.

Munaasabadda waxaa kahadlay wasiir ku-xigeenka waxbarashada Dr Maxamed Cali Faarax, oo la hadlay ardayda deeqda loodiray ayaa ugu baaqay inay ka faa’iidaystaan waxbarashada dalkana kula soo laabtaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com