(July 14 2016)-Odayaasha iyo Waxgaradka magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan ayaa si adag uga jawaabay qoraal ay uga tageen IGAD & Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxayna sheegeen in aysan marnaba qeyb ka noqon doonin maamul loo dhisayo Hiiraan & Shabeelaha Dhexe.
COMMENTS