DHEGEYSO-RW Cumar Cabdirashiid oo kahadlay musuq-maasuqa doorashada.

Muqdisho, Nov 22 2016-Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay Musuq maasuqa la sheegaayo in uu hareeyay doorashada Soomaaliya.

Mudane Cumar Cabdirashiid Cali ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in musuq maasuq laga soo sheego doorashada Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com