Garoowe, December 03 2016-Musharax Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ka tirsan Xubnaha Aqalka sare ee dalka, ayaa ka soo horjeestay hadal ka soo yeeray gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dalka Cumar Maxamed Cabdulle Dhagey.
Cabdiraxmaan Faroole, ayaa iska diiday hadalkii ahaa in Xildhibaanada cusub ay yimaadaan Magaalada Muqdisho si ay u qaataan kaararka Aqoonsiga Xubinimada Baarlamaanka Soomaaliya.
COMMENTS