DHEGEYSO-Shir looga hadlayo arrimaha xagjirnimada oo ka furmaya Suudaan.

Khartum, Sep 05 2016-Magaalada Khartuum ee xarunta dalka Suudaan ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka furmo shirweyne looga hadlayo arrimaha xagjirnimada iyadoona ay halkaasi gaareen mas’uuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya.

Xildhibaan Mustaf Cali Dhuxulow oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Dowladda ka tirsan ee Dalkaasi gaaray ayaa sheegay in shirkan ujeedkiisa ugu weyn uu yahay sidii loola dagaalami lahaa xagjiriinta ama loo wacyi gelin lahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com