DHEGEYSO-Shirkii maamul u samaynta Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo baaqday.

Jowhar, Sep 06 2016–Waxaa Wali hakad ku jira Shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe, Iyadoona Todobaadkaan Gudihiisa uu Furitaanka Shirka Baaqday ilaa iyo Laba Jeer.  

Dhinaca Kale waxaa Jira Diidmo ay Wali Muujinayaan Qaar ka mid ah Beelaha Dega Goobolka Hiiraan, Kuwaasi oo aan ku qanacsanayn Hanaanka loo Marayo Dhismaha Maamulka Lagu Mideenayo Labada Gobol.  

Hadaba Wariyaheena Cumar Laki Man oo Ku sugan Studiyaha Daljir ee Caabudwaaq ayaa Warbixintaan ku Faahfaahinaya Hakadka Ragaadiyay Shirka iyo Rajada ay Qabaan Shacabka ku Nool Labada Gobol ee Maamulka loo dhisayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com