Galkacyo, Sep 03 2016–Kadib amar dhowaan kasoo baxay dowladda Puntland oo lagu xiray dhammaan xuduudaha Puntland, laguna amray in gaadiidka sida xoolaha lagu kala wareejiyo magaalada Galkacyo ayaa waxaa dhaqanshay digreetadaasi iyadoona xoolaha lagu kala wareejiyo koonfurta Galkacyo.
Hadaba waxaa warbixin dhinacyo badan taabanaysa siiladaha xoolaha lagu kala wareejiyo ee koonfurta Galkacyo kadiyaariyey weriye Shaafici Cabdulqaadir Jaamac oo Idaacadda Daljir katirsan.
COMMENTS