DHEGEYSO-Siyaasi Maxamed Cilmi oo baaq u diray madaxda Puntland iyo Galmudug.

Boosaaso, Oct 24 2016–Siyaasi Maxamed Cilmi Cabdalle oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa ka hadlay colaadda ka aloosan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug , isagoona usoo jeediyay madaxda Puntland iyo Galmudug inay xal nabad ah kusoo dabaalaan colaadda ka jirta magaalada Gaalkacyo ee soo laa laabatay.

Waxaa uu u waramay Maxamud Cabdi Ibrahim

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com