DHEGEYSO-Suldaan Jeenicad oo ku baaqay joojinta dagaalka Galkacyo.

Garoowe, Oct 27 2016–Suldaan Cabdulaahi Saalax Cumar Jeenicad ooo Ka Mid ah Isimada Puntland ayaa Ka  Hadlay Colaada Galkacyo Isago Ku Baaqay in Arintaas Si Deg Deg ah Loo Xal

Suldaanka ayaa ugu Baaqay Dhaqanka Labada Dhinac inay Ka SHaqeeyana Wax Walba oo Nabadda Galkayo Cagaha Loogu Dhigayo  Waraysi uu Siiyay Rdaio Daljir Galbat ayuu Ka Hadlay ARimahaas.
 
Suldaanka Wxaa Waraystay Wariye Cbadi Xakiin Xusein Xasan oo Garoowe Jooga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com