DHEGEYSO-Taliska booliska G Mudug oo farriin u diray dhalinta Galkacyo.

Galakcyo, Oct 06 2016–Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug ee Puntland Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame ayaa digniin u diray dhalinyaro falal dhac ah habeenkii ka geysta magaalada Galkacyo isagaana sheegay in hadii ay qabtaan tallaabo laga qaadi doono.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com