DHEGEYSO-Taliska Booliska oo baaq u diray dhalinyarada Soomaaliyeed.

(July 09 2016)-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General  Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa dhalinyarada gobolka Banaadir ugu baaqay iney ka shaqeeyaan suggida amniga, ciidanka ammaanka Soomaaliyeedna ka gacansiiyeen gudashada waajibkooda.

Xaamud, ayaa sheegay in haddii aysan taageero kahelin shacabka Soomaaliyeed aysan ciidanka boolisku sugi karin ammaanka, wuxuuna intaas ku daray in gacanta ugu ballaaran dhalinyarada looga baahan yahay maadaama ay yihiin dadka ugu badan ee falalka xun xun looga faa’iidaysto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com