DHEGEYSO-Wararkii ugu dambeeyey ee gaari sidey walxaha qarxa oo Xamar lagu qabtay.

Muqdisho, Aug 29 2016–Ciidanka Sirdoonka Qaranka iyo Nabad Sugida Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho xalay ku qabtay Gaari Carib ah oo nuuca Qalinka ah kaas oo ay saarnaayeen Walxaha Qarxa.

Gaariga ay qabteen ciidanka NISA ayaa lagu qabtay afaafka hore ee iskuulka Xaawo-taako oo ku yaalla meel u dhow Afar Irdoodka Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com