
Muqdisho, Jan 23 2017-Xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya oo noqday kuwii ugu horeeyey ee ay yeelato Soomaaliya ayaa waxa ay doorteen hogaan cusub, hadaba warbixin dheer oo kahadlaysa arrimahaasi waxaa soo koobaya Cabdifataax Cumar Geeddi.
Audio Player
COMMENTS