DHEGEYSO-Wasiirka Deegaanka,*Wax Isbedel ah laguma samayn go’aankii Gaadiidka Galkacyo*.

Garoowe, Sep 23 2016–Wasirka Degaan dalxiska iyo duur joogta dowlada Puntland Cali Cabdullahi warsame oo manta Radio Daljir waraysi siyay ayaa ka hadalaya sababta lofasaxaya baburta sida xolaha nol ee ka yimada koonfurta soomalaiya
 

Wasiir Cali ayaa shegay in la samayn doono siilada lagu kala wareejiyo xolaha oo laga samayn doono magalada Galkacyo, wasiirka ayaa shegay in hada labilabay dhismaha siladas, xolaha noolna lafasaxay mudo dhan 30 bari 
 

Wasiirka ayaa sidoo kale ka warbaxshay kulan ay Golaha wasirada dowlada puntland isugu yimaadeen oo loga doodayay amaanka puntland khas ahaana arimaha Magalada Galkacyo 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com