DHEGEYSO-Wasiirka waxbarashada Puntland oo ka warbixiyey safar uu ku tegey Taleex.

Taleex, Feb 22 2017-Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee Puntland Prof: Abshir Aw-yuusuf Ciise ayaa shir Jaraa’id oo uu dhawaan ku qabtay magaalada Garowe wuxuu ku faahfaahiyey waxa uu ku qotamay safar iyo xubno kale oo ka tirsan golaha wasiirada ee Puntland ay ku tageen Degmada Taleex ee Gobolka Sool.

HOOS KA DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com