Muqdisho, Aug 23 2016–Qaar kamid ah waxgaradka iyo aqoonyahanka kunool magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya oo xiriir lasoo sameeyey radio Daljir ayaa sikulul u cambaareeyey weeraradii Galkacyo, waxaana ay shacabka Puntland ugu baaqeen inay midoobaan.
COMMENTS