DHEGEYSO-Waxgaradka gobolka Mudug oo ku baaqaya jawi nabadeed.

Galkacyo, Oct 18 2016–Axmed Aadan Samantar (Cubeyd), oo kamida waxgaradka Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo manta Radio Daljir soo boqday ayaa ka hadalaya arimo ay kamidtahay colaada ka jirta Magalada Galkacyo 
 

Axmed ayaa kahadalay hadal dhawaan kasoo yeraya madaxwaynaha Mamulka Galmudug oo ahaa in Gobolka mudug aysan katalindonin Labo mamul  sidoo  cubayd ayaa ka hadalay hadalkii sawirka warfafinta dawlada federalkaa maareye ee kusabsanaa in ciidamo loodiro Galkacyo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com