DHEGEYSO-Xasan Maxamuud Hayl oo kahadlay xiisadaha colaadeed ee Galkacyo.

Galkacyo, Oct 17 2016–Gudoomiyihii hore ee barlamaanka maamulka Galmudug Xasan Maxamuud Hayl, oo lahadlay Daljir ayaa waxa uu kahadlay colaada magaalada Galkacyo, wuxuuna ku baaqay in dadka shacabka ah looturo, nabadna gobolka laga taabageliyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com