DHEGEYSO-Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo kahadlay qorshihiisa siyaasadeed.

Muqdisho, Mar 05 2017-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalinimadii shalay loo dhaariyey kamid noqoshada xildhibaanada aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay qodobo muhiim ah.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com