![](/resources3/images/GAAL-KACYO-624x3562.jpg)
Galkacyo, Dec 25 2016-Xildhibaano ka tirsan barlaamka dowlada puntland oo mudooyinkii danbe kormeer kusamaynayay xalada Guud ee Gobolka mudug ayaa manta kulan layeeshay waxgarada iyo Odayasha Maglada Galkacyo
Xildhibaanadaan ayaa u kuur galayay xaladaha ka jira Gobolka oo ay kamid Yihiin Amaanka Iyo Abaruhu sida ay usameyeen By shafici Abdulkadir warsame
FAALLOOYIN & FALCELIN