![](/resources3/images/15192604_616918935181370_4044366405237045191_n.jpg)
Galkacyo, Jan 30 2017-Xoghayaha guud ee xiriirka kubadda cagta Puntland Cabdulqaadir Cali Daahir Juula, oo waraysi siinayey idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey ganaax ay xiriirku ku soo rogeen ciyaar yahan katirsan Kooxda Hombo-boro ee magaalada Galkacyo kadib markii sida lasheegay uu weeraray agaasimagaha ciyaaraha Puntland iyo gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta Puntland.
FAALLOOYIN & FALCELIN