Galkacyo, Feb 02 2017-Isu-duwaha wasaaradda deegaanka iyo duur joogta ee dowladda Puntland u qaabilsan gobolka Mudug oo waraysi siinayey Daljir ayaa sheegay in gobolkaasi ay ku soo badanayaan dadka sida sharci darrada ah dhulka u xirmaysta.
Siciid Maxamed Axmed, ayaa sidoo kale kahadlay xaaladda dadka xoolihii ka dhammaadeen iyo kuwa barakaca ah ee degaya gobolkaasi.
COMMENTS