DHEGEYSO-Xulkii kubadda cagta Puntland oo Garoowe lagu soodhoweeyey.

Garoowe, July 31 2016--Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha ee Kanooko Airport oo dhanka waqooyi Bari ka xiga magaalada Garoowe lagu soodhoweeyey xulka kubadda cagta Puntland.

Xulka kusoo guulaystey koobkii kubadda cagta ee maamul goboleedyada dalka ayaa waxaa garoonka kusoo dhoweeyey mas’uuliyiin katirsan dowladda Puntland, maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe iyo boqolaal shacab ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com