DHEGEYSOGoob jooge ka warbixinaya qarax saaka kadhacay Muqdisho.

Muqdisho, Dec 11 2016-Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax gaadiid loo adeegsadey oo kadhacay afaafta hore ee dekeda magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.

Goob jooge kusugnaa agagaarka dekedda magaalada Muqdisho ayaa sheegay in indhihiisu uu ku arkay dhaawacyo sababay qaraxa oo lagu sii wado gaadiidka gurmadka deg deg ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com