DHEGEYSOXildhibaan katirsan barlamaanka Puntland oo qaadacay go’aamadii madasha.

Garoowe, Dec 29 2016-Xildhibaan Maxamed Axmed Ibraahin oo ah gudoomiye kuxigeenka gudiga arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland ayaa si adag uga horyimid go’aamadii dhowaan ay Muqdisho kaga dhawaaqeen madaxda madasha wadatashiga qaran ee Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa sheegay in mas’uuliyiinta madashu ay sharcigii dalka ku tunteen islamarkaana go’aamada ay soo saareen ay yihiin kuwa sharci darro ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com