Dhismaha Golaha degaanka Magaalooyinka Garoowe iyo Baran oo Gabagabo ah (dhegayso)

Dhismaha Golaha degaanka Magaalooyinka Garoowe iyo Baran oo Gabagabo ah (dhegayso)

Wasaaardda arimaha gudaha Puntland ayaa ka hadashay Soo xuliska golaha degaanka garoowe iyo Baran oo meel wanaaagsan maraya Agaaasimaha guud ee Wasaaardda arimaha gudaha iyo dawladaha hoose ee Puntland Maxamed Cali Nuur Jubba oo La Hadlay Radio daljir ayaa sheegay inay ku rajaweyn yihiin in golaha degaanka garoowe ay ku so dhamanadan waqtigii loogu talagalayna lana soo doorto gole degaan ooo buuxin kara baahiyaha dadka ay u adeegayaan waa sida uu hadalka u dhigay.

Maxamed Cali nur Juuba Agaasimaha guud ee wasaardda arimaha gudaha Puntland ayaa sheegay inay qabteeen kuwa kalan qabanayaan Kulamo ku saabsan sidii golaha degaanka garoowe loogu soo dari laha ah dadka ka shaqeeya goobaha caafimaadka jaamacadaha iyo meelaha kale ee ay joogaan dadka garanaya baahiyaha bulshada si dadkaas hadhow ay uga mirra dhaliyaan ka hadalka iyo wax u qabashada bulshada ay matalana.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com