Magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag waxaa maanta gaaray oo lagu soo dhaweeyey guddoomiyihii baarlamaanka Puntland Cabdi Xakiin Dhoobo-Daareed,kaas oo dhawaan Xubnaha Golaha Wakiilada Puntland ay xilkii ka qaadeen.
Odayaasha & Waxgaradka Magaalada Dhahar iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa soo dhaweeyey Wafdiga Cabdi Xakiin Dhoobo Daareed uu hogaaminayay.
Guddoomiyihii baarlamaanka Puntland Cabdi Xakiin Dhoobo Daareed oo so dhaweyn kadib waxa uu lahadlay Warbaahinta isagoona ka mahad celiyey soo dhaweynta loogu sameeyey Magaalada Dhahar.
Waxaa uu sheegay in Gudaha magaalada ay isku wareysan doonaan,isla markaana uu wadatashi la qaadan doono bulshada kala duwan ee ku nool maagalada Dhahar ee Gobolka Sanaag.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.
COMMENTS
Dhahar jamal maxamed xasan oo tagay maanta
WAR DHOOBO TEG DHAHARNA AAD!!!
AYAX TEG EELNA REEB!!!.
P/LAND vs WARSENGELI 6-0.
P/LAND=MAX’UD SALEEBAAN.
SI AAN DAWACO ARI U GALIN BAY P/LAND UGASHAY WARSANGELI!!!!.