Culimada diinta degmada DHOOBOWEYN ee gobolka QORRAXAY oo khilaaf soo kala dhexgalay ayaa markii danbe isu badalay mid rabshado wata.
Rabshadaha oo markii danbe sii xoogeystay ayaa waxaa soo kala dhexgalay ciidamada LIYUU BOOLISKA ayaga oo adeegsanaya rasaas nool. Rasaasta Liyuu Booliska waxaa illaa iyo iminka ku dhintay laba qof, waxaana ku dhaawacmay saddex kale.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
Jigjiga
COMMENTS