Qaybtii 1aad ee Waraysi Halgamaa Xasan Jabhad
Halgamaa Xasan Cabdullahi Ducaale “Xasan Jabhad” oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ayaa nooga warramay xaaladda dalka Itoobiya, damaceeda dhulka Soomaaliya, duulanadii dhacay, iyo dagaalkii weynaa ee ugu danbeeyey ee 1977, siiba kii aagga Jigjiga, laguna jabiyeey Itoobiya.
Xasan Jabhad waxa uu il gaar ah ku fiirinayaa siyaasadda maanta ee dahsoon ee Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo soo nooleyntiisa siyaasadda fog ee Abbaysinia kuna dhisan damaca ah in uusan jirin dhul Soomaaliyeed ee dhulku yahay dhul Itoobiya, xeebaha Saylac illaa iyo xeebta Banaadir.
Hoos kaga bogo waraysiga Xasan Jabhad, QAYBTA 1-aad
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
Qaybta 2aad
Dagaalkii KAARAAMARDHA, guushii CXD Soomaaliyeed & qorshaha maanta ee RW Abiy Axmed
COMMENTS