Dhurwaa Cunay 2 Ruux iyo 70 Ari ah Dhaawacayna 3 Qof oo Reer Guuraa ah (daawo)

Dhurwaa Cunay 2 Ruux iyo 70 Ari ah Dhaawacayna 3 Qof oo Reer Guuraa ah (daawo)

Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in gobolka Tana River uu dhurwaa dilaa ah ku cunay labo ruux sidoo kalena ku dhaawacay saddex kale oo qaba dhaawacyo halis ah, isagoona isla goobtaasi nafta kaga qaaday 70 neef oo ari ah.

DAAWO

  • Shuuke Adan Guray oo jogah Bosaaso
    Runtii aaad iyo aad ayaan uga xumahay waraaabe dadka dhaawacay duunyadanah laayay taasi waxaay ku.tusinayasaah halista aay leeyihiin xayawaanadka dilaaga waa in sidag dag ah loo dilo waraaabahaas

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com