Magaalada laas-Caanood ee xarunta gobolka Sool waxaa maanta lagu qabtay dibad bax looga soo hor jeeday madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar ku maraya gobolada bari ee deegaanada Soomaaliland ay ka arimiso .
Dadweyne aad ufara badan ayaa isgu soo baxay wadooyinka magaalada , kuwaas oo sitay boorar ay ku qornaayeen dooni mayno Muuse Biixi.
Puntland ilaa iyo hada kama aysan hadlin safarka Muuse Biixi ,wuxuna madaxweyne Gaas uu safar ku joogaa degmada Garacad, halkaas oo uu shalay ka dhegax dhigay dekeda cusub ee degmada .
Sawiro.
COMMENTS