Maxkamada ciidamada qalabka sida ee shanta gobol ee Puntland ayaa maanta dil toogasho waxa ay ku xukuntay labo nin oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab iyo nin kale oo ku eedeesnaa kamid ahaanshaha Ururka Daacish.
Sidoo kale Maxkamada ayaa xukun xabsi Daa’in ah waxa ay ku riday saddex nin oo ku eedaysna inay xiriir ay la la hayeen Ururka Al-Shabaab.
Dhanka kale magaalada Bosaaso maanta waxaa ka bilowday howlgalo lagu xaqiijinayay amniga magaalada, waxaana lagu soo qab qabtay dad farabadan oo la tuhun sanyahay.
Xukunka Maxkamada waxaa ku dha waaqay Gudoomiyaha Maxkamada .
COMMENTS